top of page

Waxa ay tahay inaad ka ogaatid cudurka Coronavirus

daydigginsnichole

Kabogo macluumaadka kusaabsan sidii aad adiga iyo qoyskaagaba ugu diyaar garoobi lahayd marxaladan. Waa muhiim in uu meel ool kuuyahay qorshe caafimaad ood raaci kartid hadii adiga ama qof kamid ah asxaabtadu ay xanuunsado. 

Waxa ugu wanaagsan ee aad samayn karto, waa inaad diyaar garowdaa. Dhag sii khadkan hoose si aad u hesho akhbaar dheeri ah.

  1. Qorshe kalahow lacala hadii laxiro iskuulada iyo goobaha ganacsiga.

  2. Baro calaamadaha lagu garto cudurkan, kana baaqso inaad aado shaqo adiga oo xanuunsan.

  3. Kudadaal nadaafada. Kudhaq Gacmahaaga biyo kulul iyo saabuun ilaa 40 ilbiriqsi.

  4. In ay idiin dhaxayso dadka kale ilaa lix talaabo waxay hoos udhigaysaa halista ah in aad qaado cudurkaan.

  5. Hagitaanka Loogu Talafalay Qoysaska Waawayn ama Ballaaran ee Guri ku Wada Nool Waxyaabaha si dhakhso leh ayey isu beddelayaan markaa fadlan sii wad inaad ka eegto mucluumaadka ugu dambeeyay. Waxa run ah maanta, waa laga yaabaa inuu berri beddelmo. PGlmcmFtZSB3aWR0aD0iNTYwIiBoZWlnaHQ9IjMxNSIgc3JjPSJodHRwczovL3d3dy55b3V0dWJlLmNvbS9lbWJlZC9IdmxINHBBWDZhayIgZnJhbWVib3JkZXI9IjAiIGFsbG93PSJhY2NlbGVyb21ldGVyOyBhdXRvcGxheTsgZW5jcnlwdGVkLW1lZGlhOyBneXJvc2NvcGU7IHBpY3R1cmUtaW4tcGljdHVyZSIgYWxsb3dmdWxsc2NyZWVuPjwvaWZyYW1lPg== https://www.sahanjournal.com/health/coronavirus-covid-19-minnesota-soomaali/ Resources from MDH Video from WHO translated into Somali.

  6. Hand hygiene Somali

  7. Cover your cough Somali

3 views0 comments

Recent Posts

See All

Comments


bottom of page